Yuusuf Maxamed ismaaciil Oo Loo Magacaabay Agaasime Ku-xigeenka wakaalada SOLNA

0
488
Yuusuf Maxamed Ismaaciil (yuusud yare) oo maanta loo magacaabay ku-xigeenka agaasimaha wakaaladda wararka ee SOLNA.

Wasiirka wasaaradda warfaafinta SOmaliland ayaa u magacaabay Yuusuf Maxamed Ismaaciil (yuusud yare), ku-xigeenka agaasimaha wakaaladda wararka ee SOLNA. isla markaana Yuusuf ayaa ka mid ahaa hawl-wadeenada muddo dheer soo wada idaacada radio hargeysa, Halkan hoose ka akhri waraaqda magacaabista Yuusuf Maxamed Ismaaciil (yuusud yare) oo maanta loo magacaabay ku-xigeenka agaasimaha wakaaladda wararka ee SOLNA.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here