Salaadiinta beesha Habarjeclo oo maanta khalinka ku duugay heshiis qadaraas marshuuc shir-qool loo soo maleegay dulaan noloshooda beelaha Habarjeclo iyo Habaryoonisc

0
249

Hargeysa,(baraarugnews.net)-“Madaxtooyada Somaliland ayaa war kooban ka soo saartay madax-dhaqameed maanta madaxweyne Biixi, la kulmay.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabiley Salaadiin ka socday Gobollada Togdheer, Sanaag, Saraar iyo Saaxil oo uu madaxweynuhu u fidiyey martiqaadka kulanka.Waxaana Kulankaa Lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen horumarka dalka, nabadgelyada iyo xaalada Dalka. Salaadiinta beesha habarjeclo oo Madaxweyne Muuse Biixi ka soo qaatey qandaraas marshuuc ah isku dirka beelaha Habarjeclo iyo Garxajis Waxaanu kulankaasi ku soo dhammaaday is-afgarad iyo jawi wanaagsan.Waxa kulanka madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirrada wasaaradaha, Arrimaha Gudaha, horumarinta Biyaha, Horumarinta Caafimaadka, Caddaalladda, Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha.
Dhinaca Salaadiintuna waxay ka koobnaayeen.
1. Suldaan Maxamud Guuleed Mire
2. Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale
3. Suldaan Maxamuud Xaaji Xuseen
4. Suldaan Sh. Yuusuf Cabdi Cawad
5. Boqor Maxamuud Cali Carab
6. Garaad Cali Axmed Xirsi
7. Suldaan Mustafe Maxamed
8. Suldaan Cabdiraxmaan Qodax
9. Suldaan Cabdiraxmaan Abyan
10. Suldaan Axmed Faahiye
11. Suldaan Axmed Xasan
12. Suldaan Cali Jaamac Galaal
13. Suldaan Abokor Cumar Aadan
14. Suldaan Maxamed Aaden
15. Suldaan Maxamed Axmed
16. Suldaan Ibraahim Cige
17. Suldaan Cabdirisaaq Cumaani
18. Boqor Cabdilaahi Xaaji Xasan
19. Suldaan Maxamed Cali Jabbaan
20. Suldaan Barkhad Cabdi Shaybe
21. Suldaan Maxamed Jaamac Ciise.                    Muuse Biixi Cabdi, ayaa qorshaha uu ka leeyshey wakhti xaadirkan kulankan degdega ah ee uu ku dalbadey ama ugu yeedhay shalay ayaa la sheegay inay sabab u tahey xaalada siyaasadeed ee ka dhex aloosan ayaa keentay kulanka madaxweyne muuse biixi cabdi iyo salaadiinta beesha Habarjeclo ,isla markaana shalay ayuu hadal garnaqsi iyo mid sharciga dastuurka somaliland uu ka hadlay murashaxa xisbiga waddani cabdiraxmaan cirro oo beesha habaryoonis ah ee muuse biixi sida weyn isu-hayaan maanta kursiga madaxweynaha. Xogtaas oo fahfaahsan mardhaw saacadaha soo socda kala soco warbaahinta baraarugnews.net sababta keentay shirka madaxdhaqmeedka beesha habarjeclo iyo madaxweyne muuse biixi.  Iimeelka office Somaliland baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here