
Muqdisho,(Baraarugnews.net)-Dawladda faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadashay khilaaf xoogan oo ka dhashay muxaadiro uu doonayey sheikh Maxamed Cabdi Umal iinuu ku qabto magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Diinta iyo Aw-qaafta Dowladda Soomaaliya, ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay ,nuqulka qoraalka oo soo gaadhay Iimeelka shabakada Baraarugnews.net, halkan hoose ka akhriso.