Sawirka Maanta:-Boqolaal Ka Mid Ah Taageerayaasha Murashaxa Xildhibaanka Baarlamaanka somaliland Kubra X. Xasan Maxamuud Iyo Murashax Dedmada Burco Cawil Burhaan Oo Ku Soo Afjaray Ololahoodii Dhacdooyin Layaab ah Iyo Xoogaga Iyo AwoodaTaageerayaashooda Goblka Togdheer

0
97

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Boqolaal ka mid ah taageerayaasha Murashaxa xildhibaanka aqalka Golaha wakiilada Somaliland ee Gobolka Togdheer iyo mura ayaa maanta galinkii dambe isu-soo bax balaadhan ka dhigay gudaha magaalada Burco, isla markaana taageerayaasha murashax xildhibaan Kubra ayaa iyagu ahaa qaar iskood isu-soo abaabulay oo dareenkooda ku muujinayey sida ay u taageersan yihiin xildhibaan Kubra iyo  Xildhibaanka Golaha deegaanka uga sharaxan beelaha Gabooye degmada Burco Cawil Burhaan Ibraahin.taageerayaashaas oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada burco ayaa isugu soo biyo shubtay mid ka mid ah Guraha murashax Kubra

Maanta:-Boqolaal Ka Mid Ah Taageerayaasha Murashaxa Xildhibaanka Baarlamaanka somaliland Kubra X. Xasan Maxamuud
Maanta:-Boqolaal Ka Mid Ah Taageerayaasha Murashaxa Xildhibaanka Baarlamaanka somaliland Kubra X. Xasan Maxamuud

, Balse Murashaxa aqalka Golaha wakiilada uga sharaxan xisbiga waddani Gobolka Togdheer Kubra Xaasji Xasan Xaaji Maxamuud oo khudbad halkaas ka jeedisay ayaa ku eeddaysay Madaxweyne muuse Biixi inuu madaxweyne kaliya u yahay xisbiga kulmiye iyo maxaabiis ku darxumaysan Jeelasha gudaha Somaliland.

Muqaalka warkaas oo dhamaystiran kala soco Idaacada Radio Baraarug Media.

Email:-Baraarugnews@gmail.com or caarshe7@gmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here