_Muuse Biixi iyo maayar Mooge,ayaa isku haysta cidda maamulaysa lacagta lagu caawinayo gacsatadii hantidoodii ku shufbeeshay suuqa waheen ee Hargeysa. Lacagta

0
90

Hargeysa(baraarugnews.net)_Muuse Biixi iyo maayar Mooge,ayaa isku haysta cidda maamulaysa lacagta lagu caawinayo gacsatadii hantidoodii ku shufbeeshay suuqa waheen ee Hargeysa. Lacagta Dhagaraysan Ee Maamulka Taagta Daran Ee Somaliya Soo Dirayaan Xukuumada Hadday Qaadato Waxay Ka Dhigantahay In Guushi Maraykanka Madax Waynuhu Kalaso Hooyday In La FashiliyayMadax Wayne Muuse Biixi Isagoo Shalay Aqalka Cad Ee Maraykanka Ka Dacwaynayay Dawlada Taagta Daran Ee Somaliya Oo Dhaqaaleheeni Magaca Somaliya Lagu Cuni Jiray Kasoo Xidhay Maamulka Soomaliya,Haddi U Qaato Waxay Ka Dhigantahay In Wali Aynu Ku Hoos Noolnahay Mamulkan Yar ,Aduuunkana Sawirka Ay Tusayaan Ayaa Ah In Deeqaha Caalamka Lagasoo Qaato Qaybteena aynu Qaadano Mar WalbaHaddaba Waan Baahanhay Looma Bahlo Cuno
Caalamkoo Dhan ayaa Ina Caawinaya Oo Warkeenu Gaadhay Ishana Inagu Haya Sidaynu Uga Dabaalano ,Shacabkeena Iyo Ganacsatadeena Waawayn ayaa Inagu Filan Ee Madax Wayne Sharaf Iyo Karaamo Ku Dhimo Oo Bari Si Cad
Uga Jawaab Arintaas Ragganimadu Waa Inyar Oo Lugaha Dhulka Lagu Hayo
Ku soo biir oo like follow.dheh page Suxufi Abdirahman Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here