“Aad Ayaan Uga Xumahay In Aan Maanta Ku Soo Guryo Noqday Somaliland Sama-fale Coldoon Oo Ku Jira Jeel Hargeysa Ah.Aniga..”

0
61

Hargeysa(Baraarugnews.net)-“Sama-fale Cabdi maalik Shiish Muuse (Coldoon), aniga noloshayda qayb weyn ayuu ku leeyahay. waxaanu ka qayb qaatay in aan dhakhtar dibadeed caafimaad u tago. al-xamdulilahaa,ilahay ayaa mahadleh, waaniga maantana caafimaad qaba. Cabdi Maalik Coldoon maanta wuu xidhan yahay,waxaana ogtihiin innuu jeel Hargeysa ah ku jiro.aad ayaan uga xumahay in aan maanta ku soo guryo noqdo Somaliland Samafale Coldoon oo Xidhan oo ku jira jeel Hargeysa ah.”.sidaa waxa yidhi Suxufi Khadar Macalin Deeq oo xabsiga ku booqday si uu ugu mahad celiyo walaalkii Samafale Cabdi Maalik Coldoon oo xukuumadda Muuse ugu xidhan jeel magaalada hargeysa ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here