Ma Gabadhii Iskuul Ka Baxda Ama Wax Baratay Ee Ugu Horaysay Haweenka Soomaaliyeed Baa Adna Aadan ??

0
403

Hargeysa, (Baraarugnews.net)-Adna Aadan oo buug ay ka qortay oo ku saabsan nolosheeda ku soo bandhigtay huteelka Maansoor ee magaalada Haregysa, isla markaana halkan waxaanu idinku soo gudbinaynaa Sawiraan ay Wariyaasha shabakada Baraarugnews.net ka qaadeen dadkii ka qayb-galay madasha  Adna Aadan ku soo bandhigtay buuga ay ka qortay jidkii ay soo martay nolosheeda xilligii ay wax dhiganaysay iyo arrimaha cisbitaalka ay ku leedahay magaalada Hargeysa,waxaanu idinku soo gudbinaynaa halkan hoose sawiraanta ku xardhan magaca buugeeda ay u bixisay oo ah “A women of first”.
Sawiraanta "A Women of firsts


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here