Akhri÷Xog ku saabsan Suldaanka beesha Ciidagale Guud Cade oo ku xidhan Hargeysa

0
47

Hargeysa,(baraarugnews.net)-Guddidii ganacsatada aheyd ee isu-xilqaantey dhex-dhexaadinta ka dhex wadey madaxweyne muuse Biixi yo labada xisbi mucaarid ee somaliland, ayaa u sheegay wakaalada wararka ee baraarugnews.net inay soo gabo gabeeyeen hawshii dhex dhexaadinta ee ay wadeen,siddii loo sii dayn lahaa suldaan guud cade oo xilligan ku xidhan magaalada Hargeysa.
Guddida ayaa si gaar gaar ah ula kulmay dhamaan dhinac-yada uu khilaafku ka dhaxeeyo oo ay ku jiraan Ururada cusub ee siyaaasadu
Guddida ayaa xoguhu sheegayaan inay diyaariyeen go.aamadii ay ka soo saareen khilaafkaas .
Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay guddidu ku dhawaaqdo go.aankan oo bulshada Somaliland si weyn ugu dheg taageyso .
Maxaad Filaysaa inuu go.aankani noqon doono ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here