Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Taliska Muuse Biixi Cabdi ayaa mashruuca JPLG oo loogu talo galay in lagu horumariyo Goboladii hore ee Togdheer, Maroodijeex, Sanaag, Sool iyo Boorama ka saaray Sool, kuna daray Berbera iyo Gabilyey, balse waxyaabaha iyo dhacdooyinka la yaabka ah eek u jira mashruuca JPLG-ka ayaa waxa ka mid ah inta badan lacagta mashruucaas oo Goboladii waa weynaa ee waligood jiray waxa ka badan lacagta lagu horumarinayo magaalooyinka ay degto beesha Habar-awal.
Halkan hoose ee wakaalada Baraarugnews.net ka akhriso xadiga lacagta loo qoondeeyay Gobolad ee adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka ee mashruuca JPLG oo lagu horumarinyo dawladaha Hoose.
“Hargeysa $667,622,
Berbera $532,910,
Gabiley $334,142,
Borama $215,136.
Burco $207,700,
Caafimaadka
Hargeysa $538,000,
Berbera $528,076
Gabilay $295,000,
Booram $188,800,
Burco $148,800.
golayaasha Deegaanka,
mashruuca JPLG.
Caarshe7@hotmail.com