Akhriso Sawirka Maanta Somaliland:-Ma Dawlad iyo Qaran-baa, Mise waa xukun Beel Habar’awal Ah?

0
174
Akhriso Sawirka Maanta Somaliland:-Ma Dawlad iyo Qaran-baa, Mise waa xukun Beel Habar'awal Baa?
Akhriso Sawirka Maanta Somaliland:-Ma Dawlad iyo Qaran-baa, Mise waa xukun Beel Habar'awal Baa?

Hargeysa,(Baraarugnews.net)”Liiskan hoos yaala wuxuu cadayn iyo makhraati u yahay sida uu taliyaha ciidanka dab-damiska somaliland Sawaaxili awoodi ciidanimo ugu adeegay qoyskiisa iyo qabiilkiisa isago xilaalka ciidanka dab damiska u wada magacabay qoyskiisa iyo qabiilkisa isago adeegsanaya Teetalka ciidan ee marki horeba inaderkii u magcabay, sido kale 8-bisha waxaa xafiiskisa ka soo baxday warqad uu shaqada kaga fadhiisinaayo Agasimaha Fulinta Ciidanka Dab.Damiska somaliland. Cabdiqaadir Cumar Xaashi. xilalka ugu sareeya ciidanka dab damiska Agasimaha maahee inta kale reerkisa haysta taliyaha ciidanka damdamiska oo Muuse Biixi Cabdi isku beelna yihiin ee Sacad Muuse ee xukuma maanta guud ahaan shacabka Reer Somaliland
1.Axmed Max,ed Xasan Sawaaxili Taliyaha ciidanka dab-demiska qaranka Sacad muuse
2.Mukhtaar Axmed max,ed Xasan Sawaaxili Hogaan ku xigeenka Isgaadhsiinta & IT-ga ina Sawaaxili
3.Mukhtaar Max,uud Max,ed ina Sawaaxili Xubin ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Taliye Sawaaxili ayaa Adeer u ah
4.Seynab Daahir C/laahi Madax Zaadka Xarunta koodbuur Taliye sawaaxili ayaa Abti u ah.
5.C/Majiid Daahir C/laahi Xubin ka tirsan ciidanka Dab-demiska Taliye Sawaaxili ayaa u abti ah.
6.Maxamed C/laahi Axmed Xubin ka tirsan Ciidanka Dab-demiska Taliye Sawaaxili ayaa u abti ah.
7.Max,ud Ismaaciil Ibraahim Xubin ka tirsan ciidanka Dab-demiska (Sawaaxili Ayaa Sodog u ah)
8.C/laahi Ismaaciil Cali Cirro Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Guno & Shidaal Naas nuujin ah Qaata
9.aadem Jaamac Sooyaan Sheekeeye Fadhi ku dirirka makhaayadaha 2 guno ka qaata Dab-demiska Waxa uu sodog u yahey sawaaxili gabadhiisa.
10.Guuleed Max,ed Aadem kaaliyaha 1aad ee Taliska Guud Sacad Muuse
11.c/casiis Axmed cilmi Hogaanka Ciidanka Dab-demiska qaranka JSL Sacad Muuse
12.Max,ed Xasan Axmed Hogaan Xigeenka Gaadiidka Ahna Taliyaha Qeybta gobolka Saaxil Ciise Muuse
13.Mustafe Axmed Max,ed Hogaan Xigeenka Ciidanka Ahna Madaxa Mushaharaadka Ciidanka Sacad Muuse
14.Amiin Max,ed Cumar hogaan Xigeenka Tababarka Ahna Kabtan ka tirsan Ciidanka Qaranka JSL oo sadex mushahar qaata Sacad Muuse
15.Guuleed max,ed Cabdi hogaanka Farsamada leydhka ahna macalin barashada leydhka Sacad Muuse
16.Khader C/rasmaan Ibraahim madaxa Qeybta Tababarka Dab-demiska. Sacad Muuse.
17.Eng Khaalid Ceydiid Ismaaciil Hogaan xigeenka Qeybta Mashaariicda Dhismayaasha Sacad Muuse.
18.Rooda Jaamac C,laahi Madax Xigeenka Zaadka iyo Gudoonka Ciidanka Sacad Muuse
19.Adna Xasan Cabdi Madaxa Raashinka Ciidanka Sacad muuse
20.Xamse Max,ed Xasan Madax Qeybta Isgaadhsiinta CDQ ee Taliska Guud Sacad Muuse
21.Aadem Cabdi Max,ed M/xigeenka Madaxa Warbaahinta Ciise Muuse
22.Guuleed Fu,aad Ciise Hawl Wadeen Qeybta isgaadhsiinta & IT. Sacad Muuse
23.Hodan Naasir Max,ed Hawl Wadeen Qeybta isgaadhsiinta & IT. Sacad muuse
24.Aragsan Axmed Max,ed Hawl Wadeen Qeybta isgaadhsiinta & IT. Sacad muuse
25.Axmed-yaasiin Dayib Mux,ed Taliyaha Xarunta Qeybta 1aad Taliska Guud Ciise Muuse
26.Guuleed Ibraahim Jaamac Taliyaha xarunta koodbuur Sacad Muuse
27.C/raxiim Mowliid Muuse Taliyaha Gobolka Xarunta Gabiley Sacad muuse
28.Max,ed Max,ud Colaad T/xigeenka Xarunta Koodbuur Sacad muuse
29.C/raxmaan Axmed Nuur T/xigeenka gobolka Gabiley sacad muuse
30.C/raxmaan Sitiin Max,uud T/xigeenka Xarunta Tog-wajaale Sacad Muuse.
Bulshada Somaliland ayaan u dhaafayaa, bal sida ay uga garnaqaan Caddaalad darrada baahsan.
Office Hargeysa. Caarshe7@hotmail.com or baraarugnews@gmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here