Hargeysa,(Baraarugnews.net)- Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi, ayaa jimcaha maanta ku amartay Masaajidada Somaliland, gaar ahaan Gobolka Saaxil in Salaada Jimacaha ee Maanta khudbada ay wadaadadu ka jeediyaan xiliga salaada Jimacaha in ay kaga hadlaan muhiimada ay leedahay nabadgelyada, isla markaana taliska Muuse Biixi ee xiligan ka taliya somaliland ayaa xaalada uu marayo sababtay in xitaa cibaadadii loo bedelay siyaasad.
Halkan hoose ka akhriso waraaqda Warka Qoraalka ka soo baxay Xafiiska isku duwaha Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee Gobolka Saaxil oo lagu Wargaliyey iimaamada Masaajidada in in maanta ay khudbadahooda Jimcaha ku soo Qaataan Muhiimada ay bulshada ku dhiiri galiyaan faa’idada Nabad-Galyada

Caarshe7@hotmail.com