Amisom oo maanta ka baxday Stadium muqdisho.

0
36

28-Augest-2018 mogadisho (Baraarug news).

waxaa maanta garoonka kubadda cagta ee stadium muqdisho qalabkii u danbeeye ka qaatay ciidamada amisom oo muddo ku sugnaa garoonka stadium muqdisho (isbartiibo.).

sawiro iyo muuqaalo laga soo qaaday ayaa muujinaaya amisom oo ka holeelaysa garoonka Ayagoo wata gawaaridooda iyo qalabkooda.

Boqolaal Shacab reer muqdisho ah ayaa Garoonka soo buux dhaafiye si ay u  dabaal dagaan.

Shacabka ayaaa Loo ogalaaday in garoonka guddaha u galaan Waxa ay na U muuqadeen kuwa aad u faraxsan.

wasiirka wasaarada Dhalinyarada iyo sports ka marwo khadiijo maxamed diiriye ayaa sheegtay in Karoonka Dib u habeen lavu sameen doono Ciidamo boolis ah loo dhiibi doono si Garoonka amaankiisa loo sugo.

sidoo kale dowladda soomaliya ayaa qorsheenaysa in Dib u habeen lagy sameeyo garoonka laguna wareejiyo shirkad laga lee yahay china si halkaaas Ay u soo celiso bilicdii kagu yaqaanay garoonka.

Shalay ayee eheed kadib markii Amisom ay ku wareejiyeen Garoonka isbartiibada madaxawaynaha soomaliya mudane maaxmed c/laahi farmaaajo Kadib booqasho uu ku tagay Garoonka.

Shacabka reer muqdisho iyo dhamaan Dadka xiiserye sports ka ayaa aad u soo dhaweeye arintaan waxa ay na ku tilmaameen tilaabo Hormar leh oo ay qaaday dowladda soomaliya.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here