“Baarlamaan fadhiyeyaa ma jiro.Madaxweyne muuse biixi fadhiyeyaa ma jiro.waxaanu ka soo bilaabaynaa  1993-gii oo…”

0
333
“Baarlamaan fadhiyeyaa ma jiro.Madaxweyne muuse biixi fadhiyeyaa ma jiro.waxaanu ka soo bilaabaynaa 1993-gii oo…”
“Baarlamaan fadhiyeyaa ma jiro.Madaxweyne muuse biixi fadhiyeyaa ma jiro.waxaanu ka soo bilaabaynaa 1993-gii oo…”

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in la wado qorshe la doonayo in lagu qabto shir mar labaad siirow laga soo bilabayo siddii shirkii ka dhacay magaalada Boorama ee lagu soo doortay Marxuum Maxamed Ibaarin Cigaal oo kale, isla markaana wuxuu cadeeyay, haddii kornayl Muuse Biixi yeeli wayo odayaasha ergada ah in qaabkii xilka lagaga wareejiyey shirkii ka dhacay magaalada Boorama Marxuum Cabdiraxmaan Tuur oo kale, isna loo gelayo Muuse Biixi iyo labada aqal ee Golaha Wakiilada iyo Golaha guurtida Somaliland.

Faysal Cali Waraabe oo u waramayey Idaacada VOA qabteeda afsoomaaliga ku hadasha,waxaanu yidhi.“Caafimaadka iyo lacagtayadii nalaga jaro in iyaga in laga jaro weeye.Maxay qabtaan Xildhibaanada Wakiilada. Anagu waxaanu aheyn istuushankii soo sarayey iyaga.bal Baashe muxuu qabtaa?

Guddoomiye Faysal wuxuu intaa ku sii daray oo uu yidhi.“siddii shirkii 1993-kii oo kale in shir 2-aad la qabto oo Somaliland la rifiyuu-garaynayo wixii inaga xumaaday oo  dib aas-aas labaad u samayno. Mar haddii doorashadii socon waydo.Baarlamaan fadhiyeyaa ma jiro.Madaxweyne muuse biixi fadhiyeyaa ma jiro.waxaanu ka soo bilaamaynaa 1993kii.”

Office Somaliland Emial:- Bararaarug@gmail.com or Caarshe7@hotmail.com

 


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here