Bangiga Addunka Oo Albaabada U Xidhay Shirkaddaha Gancsiga Gaarka Ah Ee Soomaaliya &Sababaha Keenay

0
26
Bangiga Addunka Oo Albaabada U Xidhay Shirkaddaha Gancsiga Gaarka Ah Ee Soomaaliya &Sababaha Keenay

London,(Baraarugnews.net)-Baadhitaano la sameeyay ayaa lagu shaaciyey inay saamayn ku yeelatey ha’yaddaha bangiga adduunka iyo United Nations Industrial Development Organization, innuu saameyn baaxad weyn leh ku yeeshay xanuunka sababay dhimashada badan keenay ee Covid 19-ka, isla markaana waxay caddeeyeen in ganacsiyada gaar ah, ee gudaha Soomaaliya ay xidhayaan.

Warbixinta waxa lagu sheegay in Baadhis la sameeyey bilihii June iyo July ee 2020, waxa lala kulmay ilaa 550 shirkad oo kala jooga shan magaalo oo Soomaaliya ah sida Baioda, Beledweyne, Bosaso, Kismayo iyo Mogadishu. Natiijada waxaa lagu ogaaday in xanuunka Covid 19 ee ka dilaacay Soomaaliya uu 30% hoos u dhigay iibka iyo shaqada intaba.Balse  warbixinta waxaa lagu xusay, 45% ka mid shirkadaha lala kulmay, waxaa ay joojiyeen shaqadooda sababo la xiriira saameynta xun ee Covid 19.

Sidoo kale, Warbixinta waxa ku jirta in 90 shirkado ah ay dib uga dhaceen lacagihii ay ku bixin jireen mushaarka, deymaha ama canshuuraha halka 75% shirkadaha la ogaaday in aaney bixin Karin qarashaadka 6-da bil ee soo socota.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here