Baraarug news oo ku faaftay Koonfurta iyo Bartamaha soomaliya.

0
480

Mogadisho (Baraarug news.net).

Shabkadda caalamiga ah ee Baraarug news oo ah shabakada Ay ku xeran yihiin Maaalayiin Dad ah ku waa oo Kala socdo Warar Xaqiiqda ku saleesan, Baraamijyo  xiiso galiya ,  Sugaan, Arimo bulsho, Arimaha haweenka iyo wax yaalo xiiso galiya bulshadda  Ayaa ku faaftay koonfurta iyo bartamaha soomaliya.

Shabkadda ayaa xafiiyo kala duwan waxa ay ku laheed Guddaha somaliland balse waxa ay hadda xarumo kala duwan ka furtay  koonfurta iyo bartamaha soomaliya.

shabkada ayaa hadda ka hanaqaaday Magaalda muqdisho oo ah  caasimada soomaliya waxa ay na rajaynaysaa in Ay ku faafto Guud ahaan Soomaliya.

Xaafiiska muqdisho ayaa waxa kuugu soo dhaweyn doona Agaasimaha Shabkadda qeebta koonfurta soomaliya ahna Tifatiraha guud Ee shabakdda mudane c/risaaq cabdi cilmi (maanqaboojiye).

Wixii xayeeysiis ah kala soo xariir 00252617211641 Form muqdisho somaliya.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here