
Hargeysa, Baraarugnews.net)-Jamaal Cali Xuseen oo ka tirsan xisbi xaakimka talada haya Somaliland, ayaa barta uu ku leeyahay baraha bulshada ee Facebuugiisa soo dhigay qoraal uu arrimahaas kaga hadlayo ee halkan hoose ee shabakada Baraarugnews.net ka akhriso.