Buuga murti kaab oo muqdisho lagu soo bandhigay.

0
281

Mogadisho(Baraarug news).

Waxaa magaaladda muqdisho ee caasimadda soomaliya lagu soo bandhigay buuga Murti Kaab oo ah buug aad u qiimo badan.

Buugaan ayaa waxaa qoray qoraa c/Risaaq cabdi cilmi (maanqaboojiye) oo ah qoraa soomaaliyeed kuna nool magaalafdda muqdisho.

Buuga ayaa waxa ka kooban yahay laba qeeb oo kala ah Murti ama xigmaddo iyo Maah maahyo kuwaaa oo aad u qiimo baddan .

Ardayda iyo dhamaan bahadda waxbarashada u saxiibowday ayaa ah mid ay aqrisan karnaa waxna ka faaidi doonaan.

Hadddaba cidii walba oo daneenaysa waxa ay la soo xariiri kartaaa tellofonkaan 00252617211641.

Balanteenu waaa blaqrinta buugaas iyo iibsashadiisa.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here