“Caawa Wasiir La’aan iyo Miisaaniyad la’aani nama wada qabato ”.W/Q/Axmed Nuur Guruje

0
1017

Hargeysa, (Baraarugnews.NET)-“Miisaaniyadda dhawaan ay ansixiyeen golaha wakiiladda oo la sheegay in ay tahay , miisaaniyadii ugu badnayd ee wadanka soo martay iyo miisaaniyadii qoondada ugu badani ugu jirtay arrimaha horumarka , inkastoo meelo badan laggu daray ,hadana si ay tahayba laguma darin ,

– Dugisigii Taariikhiga ahaa ee Cadaadleyna laguma darin . – Dugsigga Hoyga ah ee Bali-kaliil oo Madaxwayne aad soo aragtayna isna laguma darin . – Dugsigga hoyga ah ee Qotonka wayna isna laguma darin .

– Dugisigii Taariikhiga ahaa ee Cadaadleyna laguma darin . – Dugsigga Hoyga ah ee Bali-kaliil oo Madaxwayne aad soo aragtayna isna laguma darin . – Dugsigga hoyga ah ee Qotonka wayna isna laguma darin .

– Dugsigga hoyga ah ee Qotonka wayna isna laguma darin .

– Wadadii Hargaysa iyo Burcana laguma darin .

Sidoo kale , qoondo kale oo deeganka bariga Hargaysa miisaaniyadda ugu jirtaana ma jirto , markaa Madaxwaynaha waxaan leeyahay , Mudane,Madaxwayne , Ministar la’aan iyo Miisaaniyad la’aani nama  wada qabato

Khalinka fekerka xorta W/Q/Axmed Nuur Guruje


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here