“Cabdicasiis Samaale Aabihii Ayaa Ku Yidhi Habaar-dooro Ama Duco…..Muuse Biixi Ayaa Geed ku xidhay.Sidda…”

0
34

Hargeya,(Baraarugnews.net)-Siyaasiyiintii Dhalinyaradda ahaa oo miisaan culus ku lahaa deegaanka Gobolka Togdheer ee Xisbigii kulmiye oo Ururka Kaah ka Ilaacay.Xisbigii Kulmiye waxa ku hadha Wasiirkiisii Muuse Biixi Maxamed Kaahin,Muuse Biixi, Axmed Cabdidheer Iyo Cabdicasiis Samaale Oo ku jooga eraygii Aabihii Xilligii muuse Biixi sharaxnaa ee Habaar-dooro, ama duco dooro.


Cabdicasii Samaale Aabihii ayaa ku yidhi haddii aad duco iga doonaysid Muuse Bixii raac oo waligaa ha ka hadhin,waa inaad mar walba la socotaa ayaa amar lagu siiyey Cabdicasiis Samaale oo geed ayuu ku xidhay Muuse Biixi,sida neef Saylada xoolaha lagu soo xidhay oo sugaysa inta qof la helayo Iibsada oo kale ayuu Cabdicasiis Samaale u dabran yahay oo kale ilaa Madaxweyne Muuse Biixi ilahay Ilahay u dhaafin doono kursiga hogaaminta dalka Somaliland,geed ayuu ugu xidhnaanayaa Cabdicasii Samaale MuUUSe Biixi Cabdi. xilligaas oo gurigiisa Muuse Biixi ugu tegay Aabihii Samaale.haddii aad xasuusataan erayo Muuse Biixi maalintii loo doortay Murashaxnimada xisbiga Kulmiye inaadeerkay guriga ayaan ugu tegay wuu ii imanayaa ma xasuusataan weedho ku jiray khudbadiisii maalintaas uu ka jeediyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa,iyadoo ay ka xanaaqeen hadalkaas siyaasiyiin kale oo ka soo jeeday beelaha kale ee Somaliland’

Iimeelada Xafiiska Guud ee baraarugnews@gmail.com or caarshe7@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here