Ciidamada Booliska Magaakada Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Shucayb

0
56
Ciidamada Booliska Magaakada Hargeysa Oo Xabsiga Dhigay Wasiirkii Hore Ee Warshadaha Somaliland Shucayb

Hargeysa,(Baraarugnerws.net)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xidhay Shucayb Maxamed Muuse, oo ahaa Musharax u tartamaya golaha Wakiillada Somaliland

Sida uu ii xaqiijiyay Yuusuf Kayse Cabdilaahi, oo ah Xoghayaha Warfaafinta UCID

Ilaa hadda ma cadda sababta loo xidhay balse dhawaan ayuu Warbahainta ka sheegay in Xukuumadda Somaliland doonayso in ay fashiliso musharaxnimadiisa arrintaasi oo uu Caddaalad-darro ku tilmaamay.

Shucayb, ayaa hore u soo noqday Maayirka Gabilay iyo welib Wasiirka Wershadaha Somaliland.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here