“Ciidan beeleed dirayskii iyo darajadii ciidanka Qaranka Somaliland La Siiyey Ayaa Weerar Nagu Haya.Guri Lama Seexdo, Waa laga…” Faarax Maxamed

0
102
Ciidankan Laga Sameeyay Qocodhaale Ma Dawladda Soomaaliya Ayaa Samaysay, Mise Dawladda Somaliland?

Togdheer,(Baraarugnews.net)-Faarax Maxamed Jaleen ee jabhada kale ee beesha Salamadow (Habarjeclo), ka samaystay deegaanka Gobolke Togdheer, ayaa ka hadlay sababaha keenay in ciidan hubaysan ka sameeyaan deegaano hoos yimaada Gobolka Togdheer.“Ciidan ayaa laga sameeyay meesha la yidhaahdo Gocodhaale oo ciidan beeleed ah. Ciidan beeleed dirays iyo darajo ciidan ayey ciidan beeleed siisay Somaliland.Anaguna ciidan beeleed ayaanu samaynay.Maaha ciidan qaran oo ka tirsan ciidanka militariga Somaliland.”

Gashaanle Faarax oo waraysi siiyey shabakada Baraarugnews.net oo aanu idinku soo gudbin doono maanta waraysiga aanu ka qaadnay Idaacada radio Baraarug tv radio. Waxaanuu yidhi,”Ciidanku wuxuu nagu noqday ciidan anaka nabar jabin nagu ah.Ciidan beeleedna ah, aan tababarna la gayn, beelna ah. Guri lama seexdo, waana laga maati-baxaa oo nabadgelyo xumo ayey ka wadaan deegaank.”

Caarshe7@hotmail.com or Baraarugnews@gmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here