Cirro”Mucaaradku Wuxuu Muujiyay In Uu Gacanta Ku Haysto Taageerada aqlabiyadda shacabka,”

0
189

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in doorashadii Wakiillada iyo Deegaannadu Somaliland u jahaysay jid isbedel oo wanaagsan, islamarkaana mucaaradku muujiyay awooddiisa.

Waxa uu tilmaamay in dadaalka lagu hantay maayarrada dalka iyo shirguddoonka Golaha Wakiilladu astaan u yahay in mucaaradku gacanta ku haysto taageerada shacabka, islamarkaana isbedel isla xisaabtan iyo hoggaamineed gacanta u galay labada xisbi mucaarad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here