Ganacsatada Somaliland oo mar kale Doon Bagaash Siday Kaga Gubatey Bada Berbera

0
603

Hargeysa,Baraarugnews.net-Ganacsatada Somaliland,ayaa mar kale khasaare afka ciida daray ganacsigoodii.Dooni u rarnay ganacsatada Somaliland oo kasoo shiracatay dekedda Dalka Yemen kuna soo wajahnayd Berbera ayaa gubatay kaddib markii dab qabsaday.
Doontan ayaa la sheegay in hanti badani oo bagaash ahi ugu rarnay ganacsatada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here