daawo Abwaan AadanTarabi oo ka hadlay dhacdo uu la yaabay oo kaga dhacday magaalada Hargeysa

0
484

Abwaan Aadan Tarabi ayaa ka sii hadlay xanuunka caabuqa ah ee aduunka maanta halakeeyay ee corona virus muddo laga joogo 25 sano ka hor oo taariikh ahaan ku beegan 1994-kii, isla markaana Abwaan Aadan Tarabi ayaa hees ka sameeyay xiligaas 1994kii canuunka coronavirus-ka maanta faraha ba’an ku haya aduunka ee ay u dhinteen dad tiro badan halka qaar kalena ay u jiifaan.halkan ka daawo Abwaan Tarabi oo ka hadlay dhacdo uu la yaabay oo kaga dhacday magaalada Hargeysa


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here