Daawo:-“Cunsuriyad Ayuu kula kacay Reerkayagii (Sabaroon), Wuxuu badelay laba Agaasime beeshayada ah. Wuxuu ku badelay Laba  laba wiil oo beesha Sacad Muuse ah. Wuxuu Iiga Hiiliyey Inankuu adeerka u ahaa.

0
541

Daawo:-“Cunsuriyad Ayuu kula kacay Reerkayagii (Sabaroon), Wuxuu badelay laba Agaasime beeshayada ah. Wuxuu ku badelay Laba  laba wiil oo beesha Sacad Muuse ah. Wuxuu Iiga Hiiliyey Inankuu adeerka u ahaa.  Madaxweyne Muuse Biixi iyo Beeshiisa Sacad Muuse hoosta ayey ka wada midaysan yihiin, kana wada socdaan. Ma Aq-balayo Xil Ka qaadistayda.”

. “Anigoo Guddoomiye  ku-xigeen ah ayuu ii gaadhay innuu ii saxeexo iguna yidhaahdo toban litir ayaad wiigii qaadanaysaa wiil-yar oo iga hooseeya Muusena adeer u yahay. Aniga iyo Xaafadiisa ayaa isku shiidaal aheyn. Isagana maalintii afar boqol oo litir ah ayaa loo qorayaa. Aniga ayaa ka maamul ah ayuu igu yidhi


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here