Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Maamulka Kornayl Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa hab-dhaqankiisa iyo qaabka xun iyo caqliga garaadkiisa sida uu yahay halkan ka dhuux murtida ku duugan, isla markaana waxa ayaan daro weyn iyo guul daro ku dhacday maanta shacabka reer Somaliland ee noocaas oo miidhan u talinayo. Haddii Muuse Biixi oo hooyadii madaafiic iyo aqalkii hore uga dumiyey waxa ka daran ummadda tidhi noo tali oo na hogaami,.Halkan Hoose ka daawo muuqaalka oo aanu idinku soo gudbinayno Telifeeshanka Baraarug TV RADIO
Caarshe7@hotmail.com