Daawo:-Maxay Ka Tidhi Beesha Uu Ka Soo Jeedo Wasiir Maxamed kaahin In Beesha Habar-awal ku Wareejiso Guddoomiyaha Kulmiye?

0
183

Hargeysa,(R&B)-Haweenay isku beel yihiin Wasiir Maxamed Kaahin Axmed oo uu adeer u yahay ayaa ka hadashay siday u arkaan in Wasiir kaahin Beesha Habar-awal ku wareejiso Xisbiga Kulmiye, isla markaana Gabay ka tirisay arrintaas ee halkan Radio Baraarug media ka daawo muuqaalka Kubra Xaaji Xasan Xaaji Maxamuud.Daawo:-Maxay Ka Tidhi Beesha Uu Ka Soo Jeedo Wasiir Maxamed kaahin In Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ku Wareejiyo?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here