Daawo Mudaharaad Ka Dhacay Togdheer“Qabaa’il Ayaa La Isu-beegsanayaa Somaliland. Qabaa’ilkuna Maaha Innuu Awood Shaadh La Isu-adeegsado. Waa In Wariye Coldoon Soo Daysaa Maamulka Muuse Biixi. Haddii”

0
426

Burco,(Baraarugnews.net)- mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Burco oo lagaga soo horjeeday xadhiga xaqdarada ah ee maamulka Muuse Biixi kula kacay wariye Coldoon oo aanu idinku soo gudbinayno Halkan hoose  ee shabakada caalamiga ah ee Baraarugnews.net ka daawo muuqaalka banaan-baxyada ka dhacay magaalo madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here