Hargeysa,(BaraarugTV RADIO)-halkan hoose ka daawo mid ka mid ahaa Wasiiraddii xukuumaddii madaxweynihii xilka ka degay ee Axmed Siilaanyo oo muuqaal dalka dibadiisa ku soo duubay oo aan joogin SOmaliland ayaa sheegay innaanu aqoonsanayn Madaxweyne Muuse Biixi, isla markaana ka hadlay dad beeshiisa ah oo uu ku laayey deegaanka Dila iyo Boorama ee Gobolka AWDAL.