Boosaaso(Baraarugnnews.net):- Wafti Madax-dhaqameed Reer Somailand ah ayaa gaadhay Magaalada Boosaso ee maamulka goboleedka Puthland, socdaala xubnahan madax dhaqameedka ah ayaa darnaa ka qaybgalka xaflad lagu caleemo saarayo mid ka mida isimada Puthland oo maalinta beri ah lagu caleemo saarayo Deegaanka Carmo ee Magaalada Boosaaso.
Daawo:- Muxuu Yahay U-jeeddada Safarka Madax-dhaqameedka Reer Somailand Oo Tagay Magaalada Boosaso ee Puthland?
Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009