Daawo qaabka ay u socoto doorashada baarlamaanka soomaaliya

0
44

Muqdish(baraarugnews)-Afarta musharax ee helay codadka ugu badan ayaa waxay kala yihiin, Xasan Cabdi Nuur oo helay 97 cod, Sheikh Aadan Madoobe oo helay 74 cod, Cabdillaahi Black oo helay 33 cod iyo Aadan Saransoor 23 cod.

Wareegga labaad ayaa waxaa ku tartamidoona afartan musharax haddii uusan jirin musharrax ku tanaasulaya.

Natiijada Doorashada Guddomiyaha Golaha Shacabka Wareega Kowaad

1:Xasan Abdinur 98 cod

2: Shiekh Adan Madobe 74 cod

3. Abdullaahi Black 33 cod

4: Aadan Saransoor 23 cod.

5: Sharif Mohamed Cabdalla 13 Cod

6:Aadan Saransoor 23 cod

7: Abdirashid Xiddig 6 cod

8. Saadiq Cabdillaahi Cabdi 5 cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here