Sanaag,(Baraarugnews.net)-Bal eega shacabka ku dhaqan Buuralaydka deegaanka Gobolka Sanaag ee Bariga Somaliland ayaa siweyn u soo dhaweeyay jabhada uhogaamiyo taliyihii hore uga goostay ciidanka Somaliland ee dagaalka Kula jira, siweyna ula dagaalamaaya labada kornayl ee cadaalad darada iyo qabyaalada isu-baahaystay Muuse Biixi iyo wiilka uu abtiga u yahay maxamed Kaahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here