Daawo Sir Khatar Ah:-Qaabka Loogu Wareejinayo Dhul Iyo Beero Beesha Madaxweynaha Dalka Jabuuti &Ma Iyaga Ayaa Ka dambeeya Madaxweyne Muuse Biixi, Maxamed Kaahin Iyo Labada Ganacsade Ee Shirkada Somcable Maxamed Aw-siciid Iyo Oomaar In Laga Qaado Beesha Gobolka Awdal?

0
101

Jabuuti,(Baraarugnews.net)-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wasiirkiisa arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo labada ganacsadaha reer Jabuuti ee ka soo jeeda beesha madaxweyne muuse biixi Maxamed awsiciid ee shirkadda isgaadhsiinta ee somcable iyo ganacasada kale Oomar,   ayaa ka shaqeeyay qorshe halis ah oo la doonayo in beero iyo deegaano galbeedka Somaliland ah u gacan galiyaan beesha Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Xog Arbacadii shalay galab ay baahisay Telifeeshanka Baraarug TV Radio oo ku saabsanayd ganacsadaha Axmed Cismaan Geelle ayaa lagu soo daray xog sir ah oo ku saabsan qaabka loo qorsheeyay in dhulka ay beelaha Sabaroon iyo Ciise isku haystaan ee wadda degaan la doonayo in lagu wareejiyo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo isagu doonaaya in beeshiisa lagu wareejiyo deegaanadaas oo ka mid ah xaduudka galbeedka io waqooyiga Somaliland. Halkan ka daawo muuqaalkaas oo qayb ku jirtay oo ka mid ah arrimahaa, iyadoo muuqaalkan markii la baahiyey shalay arbacadii oo ku saabsanaa in Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiir Maxamed Kaahin AXMED ogaayeen oo iyagu ka shaqaynayeen in ganacsadaha Axmed Cismaan Geelle intay soo qabtaan loo dhiibo dalka Jabuuti, isagoo afhayeenka Muuse Biixi uu maanta sheegay inay ogaayeen Madaxweyne Muuse Biixi, Bal qaybta Muuqaalka Halkan Hoose ka daawo ee shabakada Baraarugnews.net


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here