DAAWO-Siyaasi Khaliif Xiinwaal oo Ka Hadlay Shirweynaha Xisbiga Kulmiye ee Ka Soconaya Maalinttii 2aad Magaalada Danjire Cabdulaahi Nuur

0
128
 

Hargaysa(Baraarugnews)Siyaasi Khaliif Maxamed Warsame oo Ka mid Ahaa Aasaasayaashii Urur siyaasadeedkii RAYS Kaasi oo si Rasmi ah Ula Midoobay Xisbiga talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa manta Si rasmi Ah Markii ugu horaysay uga hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Markiisii 6aad oo Ka Bilaabmay Boorama gaar ahaana Hotelka SAW.

Siyaasigan oo Misaan Ku Leh Deegaamada uu kasoo jeedo ee Gobolada Bariga Somaliland kana Mid ah Xubnaha rasmiga ah ee Golaha Dhexe ee Xisbigaasi Ayaa Sababeeyey n Shirweynaha Xisbigu u Qbsoomay sidii loogu talogalay Waxaana Uu sidoo kale Faahfaahyay Sababaha Kaliifay in Xubno Wasiiro ah oo ka tirsanaa Xukuumadi Siilaanyo ay Ka maqan Yihiin Shirkan Isla markaana aanay qaadan Kaadhkii Golaha Dhexe

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAAS OO FAAHFAAHSAN

 

 

 

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here