Daawo :- Suldaanka Guud ee beesha Habaryoonis Oo Ka Hadlay Go’aankii Muuse Biixi Ka Qaatay Hogaamiyaha Jabhada Taliye Caare

0
147

Hargeysa, (Baraarugnews.net)- Suldaanka Guud ee beesha Habaryoonis, Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa shalay mar uu ka hadlayey go’aankii Muuse Biixi Cabdi ka qaatay Taliye Caare, isla markaana taladii ay ula tageen Muusee Biixi iyo maamulkiisa wixii ay kala kulmeen isagoo ka hadlaaya wuxuu sheegay in isagu shakhsiyan ku raaxsanayn go’aanka ay qaateen madaxdhaqmeedkii kale ee beelaha Garxajis ee shalay ku wehelinayey kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirkiisa arrimaha gudaha Maxamed Kaahin oo kulan kula yeeshay guriga madaxtooyada Muuse Biixi ee magaalada Hargeysa.Hadaba halkan hoose KA DAAWO ee Telifeeshanka Baraarug TV RADIO

Emial:- Baraarugnews@gmail.comCaarshe7@


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here