Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa sheegtay inay billaabayso baadhista halista caafimaad ee ay keeni karaan taawarada shirkadaha isgaadhsiinta.Isla markaana durba waxa soo baxay walaac ku aaddan in qalabka cusub ee loo adeegsanayo howlaha maamulka Muuse Biixi in badan ku hawlanaa innuu u suuragalin karo in la helo codadka iyo xogta shirkadaha shirkadaha Telifoonada gacanta iyo waxyaabaha wada-sheekeysiga dhex-mara bulshada Somaliland. Halanka ka daawo muuqaalka warbixintan oo Telifeeshanka Baraarug TV idinku soo gudbinayo halkan hoose.