“Dadkii goormaa ladoorshay oo beenta ka doorbideen runta, kolley dadkii waalli u badaye…”Bal eega Caqli-xumada Wasiir Xasan Jawaan Qoyey oo caayey shacabkii Reer SOmaliland

0
232

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Wasiirka Wasaarada Qorshaynta maamulka Muuse biixi Xasan Maxamed Gafaadhi (Jawaan qoyan)),ayaa af-xumo iyo meel kaga dhacay shacabka Somaliland, isagoo ku tilmaamay dad waalan.
Qoraal Kooban Oo uu ku Baahiyay baraha bulshadu ku wada xidhiidho eeUu ku leeyahay Twitterka ayaa Waxa uu ku duray Dadka Faafiyay Wararkaas Oo uu ku sifeeyay in ay been Yihiin. waxaanuu u dhignaa sidan“Wax aan dani ugu jirin bay gelin hore iyo gelin dambe u taaganyihiine may dantooda ku foofaan.Dadka beentan iyo xasarradan wareejinaya tolow yaa u warrama. Dadkii goormaa ladoorshay oo beenta ka doorbideen runta. Inta caqligu ku hadhsanyahay waxan u sheegayaa inaan waxba ka jirin arrinkan ayaamahan la wareejinayay, kolley dadkii waalli u badaye.”ayuu yidhi Xasan Jawaan qoyan.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here