“Dagaal Ayaa La Soo Abaabulayaa…Dadka Soo Abaabulaaya Ma Joogaan Jabuuti. Halis Wayn ayuu dalka Oo dhan galayaa. Waxa Nala Leeyahay Maxaad….”Daawo

0
335

Jabuuti,(Baraarugnews.net)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa jeediyey maanta khudbad ay ka muuqato cabsi weyn oo soo wajahday maamulkiisa xilligan cabudhinta ku haya shacabka Jabuuti, isla markaana waxa uu sheegay in khatar ku sugan tahay maamulkiisii oo la doonayo in kursiga qoyskiisa awooda ku haystaan masiirka jabuuti laga tuurayo.

Halkan ka daawo muuqaalka kaliye taliyaha dalka Jabuuti Geelle oo ooyey oo aanu idinku soo gudbinayno shabakada Baraarugnews.net

Baraashug00@gmail.com Caarshe7@hotmail.com


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here