Dagaalka muuse biixi hor kacayo Ee Gobolka Sanaag Waa Kii Ka Bilaamay Gobolka Togdheer Ee Ilaa Hargeysa ka Dhacay.Wuxuu Cagta Saaray Waddadii Macalinkiisii Siyaad Bare 1988-kii…”

0
238

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-1987 ayay ahey xiligii siyaad bare ku soo rogey bandooga gobolada waqooyi ee hadda la yidhaahdo immika Somaliland.
Xiligaa bandooga lagu soo rogey gobolada waqooyi sanad ka dib 27 may 1988 ayay ahey xiligii si tosa dagaalku uga bilamey gobolka togdheer casimadiisa burco dagaal kaas oo ahaa kii wada gaadhey dhamaan wadanka oo dhal ilaa iyo xamar. Ahaana dagaalkii galaaftey kaligii tiyihii siyaad bare.

Iminka ayuu kaligii taliye muuse biixi cagta sarey wadadii cadeyd . Waxanu bandoo ku soo rogoy gobolada bariga oo hada uu ugu horey siiyay goblka sanaag .

Hadaba in tee inleeg ayay qadaneysaa dagaalka ka bilaama sanaag inuu wada gaadho somaliland ilaa Hargeysa . Mar haduu kii burco ka bilamey mudo sanad ka yar ku sameeyay ilaa xamar.

Waxa muuqada wadadii coolaada oo Muuse Biixi Cabdi hogaan ka yahey .
Dagaalka muuse biixi hor kacayaa ee somaliland ku duminyaa waxa kaliya oo lagag bad baadi karaa . Muuse biixi oo is casila ama labada gole ee wakiilada iyo guurtida oo maanta iska dhaafa laaluushka ay qataan oo u tafa xeyta in ay muuse biixi ka badbadiyaan dalka oo inbiijman ku qaada .
Waa xalka kaliya ee somaliland ku bad baadi karto.

Xigasho By Salebaan Ali Bille


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here