Dalka Jabuuti oo Maanta Tiradda Dadka Laga helay Xanuunka Coronavirus 83 qof

0
75
abuuti oo Hogaamineysa Deegaanada Soomaalida ee Xanuunka Coronavirus ka

Jabuuti(Baraarugnews.net)Dawlada Dalka jabuuti, ayaa waxa saameyn weyn ku yeeshay  Xanuunka Covid 19 , isla markaana tirada dadka laga helay ayaa kor u kacday.

Wasaarada caafimadka dalka Jabauuti ayaa sheegtay in maanta oo kaliya laga helay xanuunka caabuqa coronavirus  Maanta oo kaliya laga helay 83 Qof.

Sidoo kale, guud ahaan tiradda la sheegay ee dadka Jabuuti ee laga helay xanuunka Coronavirus ayaa gadhaay 298 Qof, halka la sheegay in ay ka bogsadeen ee Caafimaaday 41 Qof, iyadoo Xanuunka Covid 19 ayaa Jabuuti ku sii kordhaaya Xili ay Cimilada Dalka jabuuti Kulushahay.

Hase yeeshee, guud ahaan dalka Jabuuti ayaa dhamaan waxa la wada fasaxay goobaha la isugu yimaado iyo goobaha wax barashada iyo waliba meelaha ganacsiga ee suuqyada waa weyn ee dadku ku kulmaan.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here