Damacii iyo qorshihii madaxweynaha xilkiisu dhamaaday farmaajo oo ku soo idlaaday fashil iyo ceeb &qodobada miiska saaran ee baarlamanka somali

0
46

Muqdisho (baraarugnews.net)-Kulankii golaha shacabka ayaa soo xirmay, ayadoo ay ka maqan yahiin 15-ka xildhibaan ee laga mamnuucay iney yimaadaan 5-ta kulan ee soo socota kadib fowdo ay sameeyeen kalfadhigii Sabtidii la rabay iney yeeshaan golaha shacabka.isla markaana waxa meesha ka baxay damacii madaxweyne farmaajo ee muddo kordhinta fashilintii xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya.       Xogo u shun daloola kana bagshaw xafjiska gudoomiyaha mural ayaa u sheegay shabakada Baraarugnews. Net in kulankii golaha uu ku soo idlaaday jawi degan, waxaana meesha ka baxday tuhunkii laga qabay in xildhibaanada la horgeeyo muddo kordhin loo sameynayo dowladda waqtigeeda dhamaaday.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here