
Garoowe(Baraarugnews.net)-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka warfaafinta maamul-goboleedka soomaaliya ee Puntland, ayaa lagu sheegay in dawladda Somaliland soo weerartay deegaano ka mid ah maamulka Puntland.
Sidaa waxa lagus heegay warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Wasiirka Warfaafinta Puntland oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Iimeelka wararka ee shabakada Baraarugnews.net oo u dhignaa sidan:-