Dhacdo cajiib ah:-Laba Beelood oo isku dilay Diig Kufsaday Digaagad

0
709
Beelo isku dilay diig kufsaday digaagad

mogadisho (Baraarugnews.net.)-Dalka Ciraaq Waxaa ka Dhacday Dhacdo Nooceeda Hore Loo Arrag Gobolka Diiwaaniya ee Dalka Ciraaq Waxaa Ka Dhacday In Laba Reer Oo Daris ah Midna Digaagad Leeyahay Midna Diig Uu Diigii Kufsado Digaagadii Kadibna Dagaalkii Labada Reerood Isu Badalo Dagaal Qabiil Oo ay Ku Nafwaayeen Laba Ruux Sadex Ruux Oo Kalena Dhaawac Kasoo Gaadho.

Waxaana Deegaankaas Hadda Ku Sugan Ciidamada Amaanka Ciraaq Oo Ku Kala Dhex-Jira Labada Qabiil .Dagaalka Ay Sababeen Diiga iyo Digaagadu Sidaad Warbixinta Ka Arkaysaan Xukuumada Ciraaq Ayaa Iyadu Waxay Hogaamiyayaasha Labada Qabiil Ugu Baaqday In Xaalada La Dajiyo Oo Lagu Wada Hadlo Miiska Wadahadalka.

Waa Markii Ugu Horaysay ee Gudaha Ciraaq Ka Dhacdo Dagaal ay Sababeen Diig iyo Digaagad Dhacdadan ayaa Noqotay Warka Loogu Xiisaha Badan Yahay Dunida Carabta.

Su?aashu Waxay Tahay Ma Diiga ayaa Khaldan Mise Digaagada Yaa Garanaya.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here