“Dhamaan Shacabka Reer Somaliland, Madaxda-dhaqanka, Culumada, Saddexda Xisbig Qaran Iyo Labada Gole Ee Wakiiladda Iyo Guurtida Somaliland, Waxaan…”

0
170

Hargeysa, (Baraarugnews.net)-.Madaxweynihii hore ee Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guud ahaan hambalyo u diray meel kasta oo ay joogaan ummadda Islaamka ah ciida Adxa, isla markaana u duceeyay dhamaan shacabka reer Somaliland.  “Ciida Adxa awgeed waxaan u dirayaa inay nabad iyo caafimaad ku ciidaan dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo guud ahaan ummadda muslimka ah. Madaxda-dhaqanka culumada, saddexda xisbig qaran iyo Mudanayeyaasha labada Gole ee  wakiilada iyo guurtida Somaliland. Waxaan illahay ka baryayaa in dhamaan caafimaad iyo nabadgelyo inagu gaadhsiiyo ciidan ciideeda kale.”sidaa ayuu yidhi Axmed Siilaanyo oo qoraalkooban oo hambalyo ah soo gaadhsiiyey iimeelka shabakada Baraarugnews.net ee xafiiskeeda wararka ee Hargeysa.

Office Hargeysa Caarshe7@hotmail.com Ama Emial: Baraarush00@gmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here