dhaxdo xanuun badan oo ka dhaxdhacday Gudaha jamacaada soomaliya

0
71

Mogadisho (baraarug news net.)

Aamino oo ka mid ah ardayda jamaacadda Somaliya Faraxeeda baar ubax ayaa maanta kooxo hubeesan ku  dhex dileen Guddaha fasalkeeda.

Marxuumadda ayaa dhiganayse Kuliyadda shareecada iyo qaanuunka ee jamacaada somaliya waxa ay na ka mid aheed ardayda Part time ka ee jamacadda.

aamino ayaa qaadanayse sanadkii ugu danbeeeye ee jamaacadda .

lama ogo cida rasmiga ah ee ka danbeysa dilka marxuumadda guddaha jamaacadeeda lagu dhex dilay.

Magaaladda muqdiso ayaa baryahaan waxaa ku soo noq noqonaya dilalka Kala duwan.

 

 


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here