Fanaanka Codka Macaan Ee Cabdiraxmaan ODAY Oo Soo Saaray Hees Cusub Oo Cajiiba DAAWASHO-WACAN

0
471

Hargeysa(Baraarug): Fanaanka Codka macaan ee Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Cabdiraxmaan ODAY) ayaa waxa uu soo saaray Hees Cusub loo magic baxdsay “HADIMO”, midhaha Heestan waxa curiyay Abwaan Khadar Guun.
Heestan Cusub ee HADIMO ayaa waxay soo baxday sanadkan 2018-ka, waxaanu Fanaanku ugu luuqeeyey si macaan oo heer sare ah.
HALKAN HOOSE KA DAAWO


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here