“Fankii iyo siyaasadii Biikay (Maxamed Bk), ahaan way iskaga-kay murgeen. Muraayad gireen ah ayaan sitay, waan is-ka sarayaa…”

0
218

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-Maxamed Bk, ayaa mar labaad ceeb iyo fadeexad xagaha la galay, isla markaana sacad qudha samacadiisii fannaanimo dhulka gashay.

Maxamed BK oo hadalkiisii is tusnimada ee uu Taliska Muuse Biixi iskaga dhaadhicinayey iyo beesha Habar-awal oo dhiiqo iyo ceeb lugaha lagalay.“Muqdisho xaal ayaan siinayaa mar hore iyo  dambaysaba.Fankii iyo siyaasadii Biikay (Maxamed Bk), ahaan way iskaga-kay murgeen, laakiin waan kala sarayaa.Anigu fanaan soomaaliyeed baan ahey Muraayado gireen ah ayaan sitay waan is-ka sarayaa. Socdaalkayga Yurub marka aan dhameeyo Muqdisho ayaan tegayaa.habaarkii duco iigu badela. Waxaan balan ku qaaday in labadayda lugood ku tago magaalada Muqdisho.Dee nin weyn cumaamadu way ka dhacdaa, igu tuura, cumaamada, khalad ayaa iga dhacay, markaa raali galin ayaan siinayaa reer Muqdisho.”Sidaa ayuu yidhi Maxamed Bk oo waraysi siiyey telifeeshanka UNIVERSAL ee xarunta Uk.

Bararaarugnews@gmail.com

Caarshe7@hotmail.com

Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here