Goobihii Codbixinta Doorashda Madaxweynimada Iyo Baarlamaanka Dalka Turkiga Oo La Soo Xidhay &Tiradda Codka Dhiibtay

0
453

TURKIGA (Baraarugnews.net)-Waxa la soo xidhay goobihii codbixinta doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa la soo xidhantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibtay 56 milyan oo Turkish ah. Isla markaana Tirinta codadka ayaa ayaa bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta, waxaa sidoo kale cododkooda la tirinayaa dadka Turkida ee codkooda ka dhiibtay 7-dii bishan June, 60 dal oo uu Turkiga 123 safarado iyo Qunsuliyad uu ku leeyahay.

Cod-bixinta doorashada Madaxtinimo iyo tan Baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa soo xirantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibtay 56 Milyan oo Turki ah, waxaana sidaas xaqiijiyey gudiga doorashada waddankaas oo ku kala sugan 81 Gobal.

Guddiga doorashada waxaa ay sheegeen in tirinta codadka ka bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta.

Waxaa sidoo kale cododkooda la tirinayaa dadka Turkida ee codkooda ka dhiibtay 7-dii bishan June, 60 dal oo uu Turkiga 123 safarado iyo Qunsuliyad uu ku leeyahay.


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here