Sool,(Baraarugnews.net)-Guddoomiyaha dhalinyarada ah ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u magacaabay Badhasaabka Gobolka Sool Cabdiqani Jidhe, balse Badhasaab Cabdiqani muxuu kaga duwan yahay badhasaabyadii hore u soo maray Gobolka Sool ee xilligii xukuumaddihii kala dambeeyay ee Somaliland?
Haddaba halkan hoose ee Telifeeshanka Baraarug TV RADIO ka Daawo:-