“Habar-awal, Haddii Xilka Laga Qaado Waa Waalata. Berigii Cigaal Uu Dalka Ka Talinayey  Waxa Wasiirka Arimaha Gudaha madaxweynaha Biixi, Dabadeedna xilkii buu ka qaaday.Ismaaciil-yare Iyo Eng.maxamed xaashi Cilmi….”

0
1289

Hargeysa,(Baraarugnews.net)-“Habar-awal, haddii xilka laga qaado waa waalataa .Waxa jirta ama isu eeg berigii cigaal uu dalka ka talinayey ayaa waxa ahaa wasiirka arimaha gudaha madaxweynaha Muuse Biixi, hada dalka ka arimiya mr muuse Biixi Cabdi dabadeedna maalintii danbe ayey is qabteen Cigaal iyoKornayl Biixi dabadeedna xilkii buu ka qaaday biixi. hase ahaatee ergeyn badan oo odayaal habar-awal ah ayaa u tagay madaxweynihii xiligaa ee cigaal, ka dib cigaal wuxuu aqbalay inuu xilkii wasiir-nimo ku soo celiyo Muuse Biixi. laakiin  mudo yar ka dib ayuu hadana xilkii ka xayuubiyey mr Muuse Bixii.

Hadaba tani waxay uu egtahay inuu Ramaax ku kaarto baxay hadiise aan sii wado waxa loo magacabay xiligii cigaal mr biixi markii laga qaaday durbaan buu tuntay waxa laga dhigay wasiir Axmed Jaanbir suldaan markii laga qaaday waa waashay waxa kaloO loo magacabay wasiir Cabdilahi Cade mucaarid buu noqday waxa kaloo magacabay wasiir qootali cirkuu maray markii laga qaaday waxaa kaloo loo magacabay Ismaaciil yare waa heliliyeystey markii xilka laga qaaday waxaa kaloo wasiir loo magacabay Eng.maxamed xaashi Cilmi miyirba waa laga la yahay Muuse ilaahada waxaa kaloo xil wasiir ku xigeen loo magacabay Cabdilaahii Abokor, waata ogaydeeno hub iyo jabhad buu ku samaystay gurigiisi waxa ka war hayseen maayarkii magalada Berbera cabdala xaaji caliyo markii laga qaaday xilki waakii buuraha galay waxa la socoteen markii gudomiyaha degmada sheekh laga qaaday maxamed faarax qabile oo iminka ah golaha wakiilada waxuu diiday inu xilka wareejiyo waxaana loo dalbaday askar hase ahatoe waxaa ku dhintay dad deedna waxuu galay buuraleyda golis waxa jirtey in arintas xal lagu dhameyo qabilana la siidayo waxaa taa bedeley ama ka soo hor jeeda mr dhega weeyne oo isaga markii xil loo dhiibi waayey qarka uu gaadhay waali oo runtii siweeyn ay uu baratay umadu runtii matira koobi karo inta la jaah wareersan xilal laga qaaday ee ka tirsan beeshas lk waxaa ugu danbeyey mar ramaax oo dhowr xilo kala duduwan ka soo qabtay xukuumadii siilanyo iyo tan bixiiyo uu mudo afar bilod ka yar uu badha saab ka ahaa bal hada ilaa eega arintas. Waxa qoray Cali Duulduul


Warning: A non-numeric value encountered in /homepages/8/d730742190/htdocs/clickandbuilds/BaraarugNews/wp-content/themes/Baraarug/includes/wp_booster/td_block.php on line 1009

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here